Dib ulaabo

Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo aadan Ali Arab Ayaa manta ka qeybgalay Munaasabadda saxiixa heshiis Is-afgarad seddex-geesood ah oo u dhaxeya Wasaaradda Caafimaadka XFS , Wasaaradda Caafimaadka DKGS iyo Hey’adda Caalamiga ah ee SOS

Sharaxaad

Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhabo aadan Ali Arab Ayaa manta ka qeybgalay Munaasabadda saxiixa heshiis Is-afgarad seddex-geesood ah oo u dhaxeya Wasaaradda Caafimaadka XFS , Wasaaradda Caafimaadka DKGS iyo Hey’adda Caalamiga ah ee SOS CV kaas oo ku saabsanaa gacan taagerid, tayeyn iyo horumarinba siin doono Machadka Tababarada Umulisooyinka ee Koonfur Galbeed oo manta ka dhacay Magalada Baydhabo.

Marxalaadani weli ma furna