Talo soo jeedin: CONSUL-2025-09-11
Caskar ayaa Lacag na waydiisa oo noo timaada xitaa markii la dhisayo Jiingad ama wax yaroo guriga qayb Ka mid aad dhisanayso. Askartaas in nagala qabto Ayn soo jeedin lahaay mahdsanidiin.🙏🙏🙏🙏
Inta badan cod bixinta