Dib ulaabo

Wado in lainoo dhiso

Mohamud Ibrahim Abdullahi Mohamud Ibrahim Abdullahi  •  2025-09-20  •  No comments

Talo soo jeedin: CONSUL-2025-09-10

Waxaan codsanaynaa in wadada dheer ee ka timaada hotel Manchester ee aada jidka 30-ka in interlock la inoo saaro

Wadadaas isu socodka amniga iyo bilicda magaalada bay muhiim u tahay anagana ka xaafadaas ahaan aad baan ugu baahi qabnaa

Soo jeedintaasi ma leh ogeysiisyo.
An lahayn yool qeexaan