Do you believe the redesign of Baidoa City is a sustainable and long-term solution?

Jawaabaha furan (7)

Wa inaadgelid amaiska diwan gelin si aad uga tagto faalo.
  • Yaqub Mohamednur Mohamed

    I believe that the current form of Baidoa does not reflect the representation of the people of the southwest and is based on a system that was adopted centuries ago. Baidoa is not a city shaped in a global way. It is like a village where many people live without a modern government system. When you look at the cities of the past, such as: - Hargeisa, Garowe, Jigjiga, Garissa...etc., Baidoa is less developed, such as roads, buildings, and even when you look at the landscape, you remember the way people settled after the destruction, which was a streetless slum. A comprehensive public consultation and a management strategy from the government, especially the district administration, must be found, and it is necessary.

    1 cod  | 
    1
    0
    Jawaab ma jirto
    • Yaqub Mohamednur Mohamed

      Waxaan aaminsanahay qaabka ay hadda u dhisan tahay magaaladda Baydhabo inaysan ka turjumaynin metalaadda shacabka koonfur galbeed, waxayna u dhisan tahay qaab laga guuray qarniyo ka hor. Magaaladda Baydhabo mana ahan magaallo u qaabaysan qaab caalami ah. Waxaad mooddaa sidii tuullo ay dad badan ku nool yihiin ee aan ka jirin nidaam dowladdeed oo casri ah. Markii aad eegto magaallooyinka faceedda ah, sida:- Hargaysa, Garowe, Jigjiga, Gaarisa....IWM, Baydhabo way ka liidataa hormar ahaan, sida waddooyinka, dhismaha, iyo xitaa markii aad ka eegto dhanka muuqaalka waxaad soo xasuusanaysaa bur-burkii kadib sidii ay dadku u degeen oo ahayd qaab isku-raran bilaa wado ah. Isku tashi dadweyne oo loo dhan yahay iyo istaraatiijiyad maamul oo ka timaadda dhanka dowladda gaar ahaan maamulka degmada waa in la helaa, waanna darruuri.

      1 cod  | 
      1
      0
      Jawaab ma jirto
      • Abdikadir Nur Hussein

        It can be.

        1 cod  | 
        1
        0
        Jawaab ma jirto
        • Abdikadir Nur Hussein

          yes—it can be a long-term solution that supports growth and stability.

          1 cod  | 
          1
          0
          Jawaab ma jirto
          • Muscab ibrahim Adam

            Of course i believe

            Looma baahna codad  | 
            0
            0
            Jawaab ma jirto
            • Abdikadir Abdinor

              yes

              Looma baahna codad  | 
              0
              0
              Jawaab ma jirto
              • adnanabdifatahjamal

                yes, i believe

                Looma baahna codad  | 
                0
                0
                Jawaab ma jirto