Sharaxaad
Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Degmada Baydhabo aadan Ali Arab, waziiru ku xigeenka wasaarada diin iyo culumada magalada Baydhabo ayaa maanta kulan ku yeeshey magalada Baydhabo kaas oo lagu hadlayey sidii loo sameyn Laha roob doon waxaana la isla qaatey, Bulshadana loogu baaqey in maalinta isniinta bananbaxyo roobdoon ah la sameyo.







