Sharaxaad
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgalay Shir looga hadlayey adeeg bixinta dawladda hoose, kor u qaadida horumarinta dhaqaalaha deegaanka, horumarinta qorshaynta magaalooyinka, iyo xoojinta awooda degmooyinka soomaliya. Shirkan oo diirada lagu saarey Xoojinta maamullada magaalooyinka, tayeynta kaabayaasha, iyo kobcinta ka-qaybgalka bulshada, Ayaa Sidoo kale Waxaa ka qeybgalay Mas'uuliyiin kale oo ka tirsan Dowlada Hoose ee Degmada Shirkan ayaa wuxuu uu gacan ka geysan doona kobaca magaaloyinka , isku-xidhka bulshada, iyo horumarinta hab-nololeedyada dadka deggan magaalooyinka soomaaliya

.jpg)





